Ciidamada TPLF oo la wareegay magaalo cusub kuna sii dhawaanaya magaalo kale

Ciidamada daacada u ah kooxda TPLF ayaa sheegay in ay la wareegeen magaalo horey gacanta ugu hayeen ciidamada federaalka Itoobiya, kuna sii siqayaan magaalooyin kale oo gacantooda horey looga saaray. Afhayeenka TPLF Getachew Reda ayaa  sheegay in ciidamada Tigray ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Korem, oo 170 km koonfur ka xigta Mekelle, waxa … Continue reading Ciidamada TPLF oo la wareegay magaalo cusub kuna sii dhawaanaya magaalo kale